Author Topic: Su'aal: Wiil hal xiniina haysta?  (Read 4122 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dubed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Wiil hal xiniina haysta?
« on: June 09, 2012, 03:49:01 PM »



?????? ????? ????? ???? ???????
walaal waxaan haystaa wiil lix jir ah oo halxiniin haysta tankalana kor bay jirtaa oo waxuu yiri dhaqtarkiisii waxaa laga yaabaa inay kaligeed hoos u soo dagto taasna ma dhicin lixdii bishan baa qaliin loo soo tuuray kaa soon baajiyey oo waxaan jeclaystay inaan la kulmo marka hore dhaqtar Somali ah waxaan aad ugu kalsoonahay inaan maqlo taladiina taa soon aaminsanahay inaan ku qanci doono.????? ???? ??? ????










?????? ???? ??? ????




Offline Dr.Adnan

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 280
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • “The first wealth is health.”
Re: Su'aal: Wiil hal xiniina haysta?
« Reply #1 on: June 13, 2012, 02:28:49 PM »
Xiniinta aan Soo daadagin "undescended Testis (Cryptorchidism)" Waa marka Mid amaba laba xiniinyood ku soo dagi waayaan kiishka Loogu talo galay. Waxa Haboon in Caruurta oo kale Qaliin lagu sameeyo 6-12 bilood inta ay jiraan, Si looga hortago Dhibaatooyin caafimaad iyo taran oo Mustaqbalka ku yimaad.

Qaliinka in loo sameeyaa ilmaha dheef badan bay u leedahay waanan kugula talinayaa inad qaadato Talada dhakhtarkaaga.

Cunugu ma lix bilood buu jiraa misa Lix sanno?

**Ruuxaan Dantiisiyo aqoon, waxa daryeelaaya**
**Inuu Deeqda Eebahay ka qaday, dib u xusuusnaada**
Hadraawi...


 

Dood Wanaag: Maxaa Kala Haysta Soomaalida Minnesota iyo Tallaalka MMR?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 2
Views: 19428
Last post April 25, 2011, 05:41:18 PM
by MuslimDoc
Su'aal: Xanuun Iga haysta Gacmaha murqahooda iyo Bowd-yaha Lugaha

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 6
Views: 28797
Last post May 07, 2011, 09:17:44 AM
by Abdirizak
Cudurka Ebola iyo Uganda Maxaa Kala Haysta!!

Started by DiagnosticBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 6503
Last post December 18, 2007, 01:57:00 AM
by Waxbaro!
Su'aal: Xanuun kaadi-haysta illaa inta ka hooseyso?

Started by Qoorgaab120Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4537
Last post March 28, 2019, 08:30:29 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN LUGTA CIRIBTA MIDIG IGA HAYSTA?

Started by GorodBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 70149
Last post May 15, 2011, 09:15:15 AM
by SomaliDoc