Author Topic: Su'aal: Daawada taramadol?  (Read 4188 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Barkhat

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Daawada taramadol?
« on: February 04, 2013, 06:14:15 PM »
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan dhakhtarada iyo akhristayaasha webkan ku taxan.
bacda salaan walal dhakhtarada waxaan waydiin lahaa dawada taramadol qofka wakhti badan isticmaala maxay ku keenikartaa oo dhibaato ah?.

waad mahadsantihiin.


Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Waad Wada Salaamantiin Meelkasta Oo Aad Joogaan.


Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daawada taramadol?
« Reply #1 on: March 16, 2013, 07:53:46 PM »
daawada tramadol, haddii la qaato muddo dheer ama laga qaato in ka badan intii qofka loogu tala galay wuu la qabsanayaa jirkiisa wuxuuna gaarayaa heer uu ku walfo, haddii qofka uu waayo ama laga joojiyo way qabanaysaa qofka waxaana lagu arkaa inay diiqo ku dhacdo, dhidid badan, jarayn jirka ah, tabardarri ama mararka qaar inuu qofka qalalo.

qofka wuxuu isku dayayaa intii karaankiisa ah inuu raadiyo daawadaas uu qabatimay, sidaa darteed waxaa takhaatiirta lagula taliyaa in muddo gaaban iyo dose-kii loogu talagalay inay uga qoraan qofka u baahan si looga fogaado calaamadaas.

Faahfaahin ku saabsan daawooyinka la qabatimo ama daroogo ahaanta loo isticmaalo, kowne ka yahay "Tramadol"-ka ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8291.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Daawada Macaanka "Diabates"?

Started by ShucaybBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13895
Last post June 05, 2015, 07:25:34 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawada bidaarta ee "Minoxidil"?

Started by QofcilmijecelBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 13442
Last post September 14, 2017, 05:06:20 PM
by drmire
Su'aal: Daawada lagu cadeysado oo ilkaha lagu nadiifiyo?

Started by Mo DigdigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12730
Last post June 23, 2016, 12:37:12 PM
by SomaliDoc
Daawada "Colgate" iyo Kansarka Mindhicirrada.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 27471
Last post November 20, 2018, 03:32:30 PM
by SomaliDoc
Daawada Artesunate oo Bedesha Quinine Ayaa Sanad Kasta Badbaadin.. (WARBIXIN)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 36739
Last post April 21, 2011, 08:48:49 AM
by Drkheyre