Author Topic: Su'aal: Maxa sababo dhididka gacmaha iyo lugaha oo joogto ah?  (Read 2937 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sahnuunyar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
asc dhaman dhaqatiirta sharafta leh waad ku mahad santihiin adega ad u heysan bulshaweynta somaliyeed kun & kow jeer

dhibatada iheysato waxa waye (dhidhid) joogta ah intan jifo moye inta kale gacmaha iyo lugaha wey ida'an . Arinta wax igu cusub mahan waa ilaa iyo yaranteydii

ilaa an barbar ka noqo wey iheysata wuxuna igu noqday caqabad weyn nolasha dhexdeda gar ahan wax barasha tusale ahan

- salanta dadka waan ku dhibanahay - taas waxa isii dheer waxan ahay arday barta  architecture drawingka dhib ayaan ku qaba

maxa udawa ? maxasa sababi karo


note :cabdsi iyo waxyabo kale igama imado ee waa xili walbo 24 hours intan jifo moye
 



Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 3937
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxa sababo dhididka gacmaha iyo lugaha oo joogto ah?
« Reply #1 on: May 15, 2013, 03:42:08 PM »
Jawaab aan ka bixinay su'aal midaan la mid ah, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     

 

Maxaa Keena: Calaacalaha Gacmaha Iyo Cagaha Inta Cadcad Oo Marna Kulul Marna Qabow?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12773
Last post March 10, 2012, 02:33:13 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: LUGO XANUUN. Qaas ahan lafa lugaha inta ka hoseyso jilbaha !

Started by MuhaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 9536
Last post November 01, 2011, 09:57:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4493
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena in lugaha biyo galaan dadka sokorta qaba?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1276
Last post March 26, 2016, 02:29:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa keena marka ninka naagta u galmoodo biya baxa dag dag Ah?

Started by DekhboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3417
Last post January 07, 2015, 09:18:04 AM
by SomaliDoc