Author Topic: [War Deg Deg ] MSF OO SI KHASBAN U XIRTAY DHAMMAAN MASHRUUCYADA SOOMAALIYA  (Read 19514 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Drkheyre

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male

MSF OO SI KHASBAN U XIRTAY DHAMMAAN MASHRUUCYADA SOOMAALIYA
oo ay kamid yihiin kuwa caasimadda Muqdisho, iyo hareeraheeda ee Afgooye iyoDayniile, iyo sidoo kale Balcad,
Diinsoor,Gaalkacyo,Jilib,Jowhar, Kismaayo, Marerey, iyo Burco.

http://www.msf.org/sites/msf.org/files/somalia_140813_statement_so.pdf




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Waa wax laga xumaado in ummad dhan oo ay haysato dhibaatooyin nololeed iyo kuwo amni, in hay'addu ka baxdo.
Talo SAARO Allaah


 

MAXAA KA OGTAHAY Shaqaalihii Caafimaadka ee lagu dilay Soomaaliya 1991 - 2009?

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 3
Views: 54999
Last post September 10, 2015, 04:45:26 PM
by Mo Digdig
SOOMAALIYA: Bukaanada u Adkeysta Dawadda Cudurka Qaaxada oo ku badanayo!

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 6
Views: 44133
Last post July 15, 2015, 06:28:35 PM
by Zaki Cade20
Is-Badallada Cimilada Iyo Caafimaadkaaga! (Baraf ka da'ay soomaaliya)

Started by AdminBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 6
Views: 14413
Last post February 08, 2008, 05:45:57 AM
by Lovely_Huda
HEERKA CAAFIMAADKA DALKA SOOMAALIYA WAA SIDEE???

Started by SoomaaliBoard Feel Free Here

Replies: 1
Views: 6502
Last post February 05, 2011, 11:09:15 PM
by Pharmacist
25 dhakhtar oo ka socda Guud ahaan Soomaaliya...

Started by ShenamicBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 5217
Last post June 04, 2011, 12:51:30 AM
by Shenamic