Author Topic: Cun cun  (Read 6230 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Somali_Nabad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 24
  • Points: +0/-0
Cun cun
« on: August 07, 2014, 05:18:05 PM »
waxaan salaamayaa dhakhtarada iyo dhamaan asaxaabta webkan ku xidhan
bacda salaan waxaan doonayaa in diktoorku iiga waramo xaaladan aan ka cabanayo waxa sababi kara:
Diktoor waxaan dareemayaa cun cun sarcanyaha ah, sarcanyaha waxaan ka wadaa labada bowdo xagooda hoose ee dhinaca gudaha xigta. diktoor markasta waan is xoqayaa, mararka qaarna nabaro ayaan soo gaadhsiiyaa sidaan u xoqayo.




Offline Liibaanlove

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Cun cun
« Reply #1 on: August 14, 2014, 07:37:01 PM »
asc dhamaan bada webka iyo aqristayaasha  si gaar ah docter ka hadan guda galo suaasheyda runtii cun cun ka  saaxiib keyga sheegaya qeyb ayaa ka dareemaas waxaan dareema cun cun yar inkastoo saa id ahyn midka aan qabo laakiin waxaa moodaa in isku jawaab aan noqon dooona waxa uuna igu bilaawday waqti dhow waqtigaag oo aan dareemay kuleel yar inti 2 ama 3 isbuuc cml waaye intaan dareensanahay marka maxaan  u isticmaalaa daawo ahma



mahadsanid

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Cun cun
« Reply #2 on: September 04, 2014, 11:30:56 AM »
Cuncunka waxyaabo badan ayaa keena, xanuuno keena way jiraan, qofka oo allergy ku ah walxo gooni ah, ama cudur maqaar intaba way noqon kartaa, sidaa darteed waxaan idin kula talin lahaa in aad takhtar la xiriirtaan si la idiin baaro oo daawo la idinkaga siiyo.
Haddii aad dooneysaan warbixin guud oo ku saabsan cuncunka halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: