Author Topic: Su'aal: Mindhicirada dufanka ka dhamaato?  (Read 3108 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aamino

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mindhicirada dufanka ka dhamaato?
« on: December 27, 2014, 07:08:56 PM »
Su al midhicirada haday shaqada yareyan ama ay dufanka kadhamado maxa usabab ah maxase lagu daweya?




Offline Drkheyre

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Mindhicirada dufanka ka dhamaato?
« Reply #1 on: December 28, 2014, 03:04:57 AM »
Mahadsanid, Walaal su'aashaada ma faahfaahsana, tusaale ahaan waxaa jirra laba nooc oo mandhicirro ah mid weyn iyo mid yar, hadaba adiga midkee ka hadleysaa?.

Dhinaca kale guud ahaan arinta dufanka mala fahmin ee sharaxaad dheeri ah ka bixi