Author Topic: Su'aal: Talaalka xilliga uurka la qaato waa imisa?  (Read 8210 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shaxshaxleey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Talaalka xilliga uurka la qaato waa imisa?
« on: January 25, 2015, 03:03:40 PM »
Asc walal waa mshadsan tihiin caawimadiina su.aashayda waa talaalka xiliga uurka laqaato waa imisa 4 caruura ayaan dhalay 6 talaalna  horaan u qàatay marka wax talaala oo kan tetanadaa miyaan qadan hadaan uurkale qado mise  wuu ii dhamaday dadayda waa 23 sano uur walbase maqaab baaa talaalka mise  5 talaal hadaa qabto wixii ka badan  dhibaatay iii kenayaan  naaska inta ilmaha nuugayasn hadaan cadada waayo wax dhibaataa ma iii keni kadhaaaa hadaan 1 sano ama kabsdan helin     waa mahadd ssn tihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Talaalka xilliga uurka la qaato waa imisa?
« Reply #1 on: January 27, 2015, 12:48:19 PM »
Tallaalka wixii kuu dhiman waxaa laga ogaan karaa noocyada tallaaladii aad soo qaadatay.
Midda kale, wadamada way kala duwan yihiin tallaalada la siiyo haweenka uurka leh, ee wadanka aad dagan tahay jadwalka tallaalka uureyda fiiri.

Fadlan la xiriir qeybta daryeelka uurreyda (Prenatal Care) adigoo wata buugaagii tallaalka si ay kaaga shaafiyaan su'aalaha aad qabtid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee uurka looga hortagi karaa hadduu dhakhtarka ku taliyo?

Started by CeeblaaweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 75322
Last post June 28, 2015, 11:26:21 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 39594
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haween uurka laga joojiyay, masiin karaa plis 21?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 20396
Last post May 14, 2011, 10:14:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbadu maxay u tartaa hooyada uurka leh iyo ilmaha uurjiifka ah?

Started by FarhyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25759
Last post July 05, 2016, 11:28:25 AM
by SomaliDoc
haweenka uurka leh dawooyinka antibiotics-ka dhib ma u keenaysaa?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32308
Last post June 22, 2009, 08:13:49 AM
by Cmqalinle