Author Topic: Su'aal: Finan gumaarka iga so baxay?  (Read 3728 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zadiiq

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Finan gumaarka iga so baxay?
« on: February 05, 2015, 11:39:43 AM »
Ascwrwb
Dr. Waxaan isku arkay mudo sanad ku dhaw waxaad finan moodo ama burooyin yaryar oo iga soo baxay bisqinta ilaa guska salkiisa wa burooyin yaryar wax xanuuna iguma hayaan marka aan timaha bisqinka iska xiirayo sakinta wan ka ilasha marmar ayay gacantu iga dhacda dhiig yar unbana ka yimaada marmar dhifana cuncun waan ka dareema magaranayo waxay yihin fadlan iga jahil bixiya
Ws.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Finan gumaarka iga so baxay?
« Reply #1 on: February 07, 2015, 12:20:18 PM »
Fadlan la xiriir takhtar maqaar, waa in la argaa marka hore burooyinka aad tilmaantay, xanuuno kala duwan ayaa keeni karo calaamadaha aad tilmaantay, waxaana ka mid ah Honqorta / Roqorta bisqinta gasho: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2842.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: nabro ka soo baxay qooraha kadibna canbaar isku badalay?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7848
Last post August 26, 2011, 08:59:14 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo daweyn karaa Nabro Madaxa ka soo baxay oo is badbadalaya?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 18843
Last post February 20, 2013, 01:17:28 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Waxaa wajiga iiga soo baxay baro yaryar oo badan?

Started by ZazkyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9192
Last post April 23, 2013, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxanan isku arkay nabro igasoo baxay hoosta?

Started by Laki HajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7771
Last post February 26, 2016, 09:04:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin?

Started by Baasaale1515Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4513
Last post March 02, 2016, 01:59:43 PM
by SomaliDoc