Author Topic: Su'aal: Bar madow oo cajirada iiga taallo?  (Read 5102 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Noura Ail Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bar madow oo cajirada iiga taallo?
« on: April 27, 2015, 09:24:31 AM »
asc wll waxan isku argay cajirda xaga hoose inuu ka so baxay waxa mad madow o maqarka sare ah mana ahan cabaar camarta waya catahay lkn tan waa madow waxan isku argay markii igu horeysay an aniga iyo ningeyga isku galmonay marak maxa keeni karo hada waxa xanuun ah igu ma heyso lkn marka an isku galmono aya hafafa ledahay iyo xanuun wayna casan wad mahad santihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bar madow oo cajirada iiga taallo?
« Reply #1 on: May 02, 2015, 11:34:45 AM »
Ma midabka kaliyaa is badalay mise faruuruc yar ama qolof la xoqi karo ayay leedahay, wax calaamado kale oo aad dareemayso sida cuncun ama qoyaan xagga hoose ah ma jiraa?

Ma sii baaba'aysaa baraha madow mise waa sii faafaysaa?
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Noura Ail Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Bar madow oo cajirada iiga taallo?
« Reply #2 on: May 03, 2015, 01:34:04 AM »
asc wll marka hore ha waan leyahay qoyaan waliba saaid ha iyo cunun farabdan lkn cajirda waxa iga so maxay  cuncun way lahayen   iyo xanuun  balse hda malahan ilaa an isku galmono ma ahee tan kale waxad moda marka marka sii dabeyso inay sifafayan wana maqarka sare, waxan kale an wata su,aal kale maraka galmada kadib waxan dareema xanuun bada o xaga warega o dhan maxa keni karo  mahadsantiin

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bar madow oo cajirada iiga taallo?
« Reply #3 on: May 07, 2015, 11:46:58 AM »
Waxay u badan tahay wax isla socdo, waana wax jira in aad dareentid xanuun galmada ka dib haddii caabuq ama infekshan xagga hoose uu jiro, fadlan la xiriir dhakhtar.
Akhriso qoraalkaan ku saabsan infekshanka ku dhawaca haweenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15854
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su?al: Seddexdii biloodba indhaha waxaa iiga soo baxaa nabar yar oo cuncun leh?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 15640
Last post March 17, 2011, 11:26:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19405
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cabeeb labadii biloodba mar ayuu carabka iiga soo baxaa?

Started by ShuuriyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7446
Last post May 19, 2011, 08:43:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa wajiga iiga soo baxay baro yaryar oo badan?

Started by ZazkyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9099
Last post April 23, 2013, 01:45:58 PM
by SomaliDoc