Author Topic: Su'aal: Waxtarka iyo dhibaatada maraqa iyo beerka xoolaha?  (Read 2655 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Saleeban Axmed

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 26
  • Points: +0/-0
jasaaklah khayr waxan doonayaa in layga jaahil saaro  faaidad iyo faaidado darrada maraga(suop) iyo beerka xoolalha( animal liver) keebaa ugu wanagsan  side effect yar leh




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4640
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxtarka iyo dhibaatada maraqa iyo beerka xoolaha?
« Reply #1 on: May 23, 2015, 04:08:05 PM »
Maraqa iyo beerka xoolaha waa waxyaabaha ugu badan ee laga helo maadada borotiinka, waxay muhiim u tahay korriinka jirka, kobcidda murqaha iyo lafaha, waxaa kaloo alga helaa walxo badan oo isugu jira bir, fitamiinno, kaalsiyam iyo waxyaabo kale oo badan oo halkaan aan lagu soo koobi karin.

Ma lahan waxyeello haddii aad caafimaad qabto, haddii aad jiran tahay oo cunnooyinka qaar lagaa joojiyay kala tasho takhtarkaaga.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     


 

Su'aal: Sida loo yareen karo dhibaatada cudrka sonkurta?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2389
Last post June 09, 2011, 10:37:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay waxtarka "Chlorophyll"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 403
Last post July 11, 2018, 12:34:07 PM
by Ahmed_Carab
Su'aal: Qofka beerka laga hayo haduuu qayliyo ma dhibtaa?

Started by Jaamac1122Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1567
Last post August 19, 2017, 09:14:09 PM
by SomaliDoc
Iska Hubi In Aad Qabto Dhibaatada Borostaatada!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 0
Views: 45019
Last post March 07, 2011, 07:04:22 PM
by SomaliDoc
Dhibaatada Daawooyinka Loos Isticmaalo Gym-ka.

Started by Hassan BileBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 40877
Last post January 29, 2017, 07:44:09 PM
by Gurey123