Author Topic: Su'aal: Qabowga mukeefka dhib ma ii geysan karaa?  (Read 2625 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Baasaale1515

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qabowga mukeefka dhib ma ii geysan karaa?
« on: July 23, 2015, 01:07:14 PM »
Waxan ku shaqeeyaa qaboob badan (meel mukeef uu ka dhex daaran yahay) dhakhtarka waxan weydiin lahaa Jirkeyga qaboobkaas badan ee ku dhacaayo, dhibaato muu ugeesan karaaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qabowga mukeefka dhib ma ii geysan karaa?
« Reply #1 on: July 25, 2015, 11:32:36 AM »
Haddii aadan isku dhigin mukayyefka adigoo qaawan ama qoyan sida soo qeubeestay ama dhididsan dhibaato ma keeno.
Maxaa yeelay markuu qofka dhidisan yahay ama uu soo qabeesto duleelada maqaarka way furan yihiin qofkane hawaadaa qabow ee ku dhacayso dhibaato ayay u geysan kartaa.
Iska ilaali in aad isku dhigtid mukayyafka ama aad hor jiifatid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: