Author Topic: Su'aal: Afka oo u raayo?  (Read 2433 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deqacadey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Su'aal: Afka oo u raayo?
« on: August 04, 2015, 11:43:27 PM »
walalo   waxa  isku arkey  afkeyga  oo uurayo  dhaqtar  ban u tagey    ilkaha  ayuu  iga  barey  wuxuna dhahey  waxba  kama qabtid  ciladada  malaha    ilkahaga       afkana  wuu i uurayaa   said   maxan  tahay  ciladas   maxanse    sameeya     talo  i siiya walalo   




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Afka oo u raayo?
« Reply #1 on: August 06, 2015, 04:09:09 PM »
Deqacadey, halkaan ka akhriso qoraal dhameestiran oo ka jawaabayo su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 40972
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61822
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30263
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Suáal: Xanfaf xaga farurta hose ee afka?

Started by AshwaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 13436
Last post May 16, 2010, 09:48:05 PM
by SomaliDoc
Daawooyinka afka ee Sonkorowga (Oral Diabetes Medicines)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 2
Views: 29638
Last post December 05, 2011, 05:55:24 PM
by SomaliDoc