Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: BIYAHA SHAHWADAYDA WAA %20 Maxaa Sababay?

(1/2) > >>

m.mo141:
ASC Doctors salaan ka dib magaceyga wa Mohamed Joga SOMALIA

waxan guursaday JUNE 2014

AUGOST 2015 ayaa HOSPITAL tagay waxaan iska qadaay DHIIG , SHAHWO , KAADI

waxa la i dhahay waxaaa qabta INFECTION iyo BIYAHA SHAHWADAADA WAA %20 waxaa la i dhahay RAGA Waxaa laga rabaa %100

Marka Dhaqtarka wuxu i qoray daawo INFECTION , wuxu i dhahay markaad so  dhameesto ka imaw waxaa qaadane daawo

taranka ah o soconeyso 3 biloood .

waxaan rabaa BIYAHA shahwadayda maxaa ka dhigay %20 ?

Madhalees maan ahay ???

Maxaane sababo inay %20 ay noqdaan shahwadayda  ?

Ayanleh:

 maxuu ujedda  ma inta active ka ah ayaa 20% ah ? mise biyaha ayaa yar ? meesha wax ka qaldanyihiin sifiican usoo waydii

SomaliDoc:
Inkastoo su'aashaada aysan waadix ahayn, maxaa yeelay waxyaabo badan ayaa shahwada laga baaraa, percentage ahaan ayaa badanaa loo sheegaa marka midka aad ka wadid, magaran karo.
Waxa intaa sii dheer wax laga rabo 100% oo shahwada laga baaro ma jiraan, badanaa waxaa la dhahaa wixii intaas percentage ka badan waa normal, wixii intaa kayarne waa abnormal oo ah macnaheeda cillad ayaa jirto.

Si aad fikrad uga qaadatid sida shahwada loo baaro, qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5340.0.html

Waxaa kaloo qoraalkaan ka akhrisataa noocyada shahwo yarida iyo sida loo baaro: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3284.msg10001.html#msg10001

Waxaa kaloo qoraalkaan ka akhrisataa waxa keeno shahwo yarida ama xawo yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2205.msg6969.html#msg6969

Haddii aad qoraaladaan akhrisatid oo aad fahantid waxa laga waday 20% aad noo sheegtay, fadlan noo waadixi.

m.mo141:
dhartarka wuxuu i dhahay BARASTAATAHA Aya cilad qabo

iyo shahwadaaada waxay mareysaa %20

waxa lagu siiina daawo 3 biloood soconayso o kordhineeso shahwada

m.mo141:
waan haaya wrqada SHEYBAARKA wan sawiray lkn Maso dhigi kari PAGE ka lkn qoraalka ayaan kuso qoraa siday u qoran tahay

SPERMA EXAM

1.quantity : 1Ml
2.Reaction : alkal..... INTAAN QORAALKA wan FAHMI LA AHAY
3.Viscosity : nne........
4.Counting : 10 ml
5.Motile Active : 20%
6.Slagish Imote : 70%
7.Immotle 10%
8.Head :    n
9.other Cells : W.b.c nuns...........


Intaan ayaa ku qoran Warqada Sheybaaarka doctor
10

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version