Author Topic: Su'aal: Xulbada waan ku cayilay?  (Read 8092 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hafsa Moha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xulbada waan ku cayilay?
« on: August 11, 2015, 08:31:51 PM »
Asc dr waadmAhadsantahay aad ayaan ugafaaiday jazaada Janna Allah hakakadigo  SUAL XULBADA QUSAYSO WAXAAN SAMEEYA HABENKI AYAAN BIYO LADIGA SUBAXDII AYAAN BIYAHA KACABAA. MARKA AAD AYAAN UCAYILAY WAXAAN AHAA MARKAN DALAYEY 175 pound hadana Waxan noqday 194 pond WAXAA laigudahay xulbada marki qabow lagucabo dadka wucayiliyaa. LAKIN MARKI LAKARKARIYO OO KULEL LAGUCABO DADKU CAATERYA.  Waxaan dalanahay 2bilood

EE MAXAA KAJIRAA ARINTAAS DR ALLAH HAKUBARALEEYO
SUASHA LABAD
LIIN DANAANTA CAANAHA NASAHA MEYKAYAREEYAAN




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xulbada waan ku cayilay?
« Reply #1 on: August 12, 2015, 12:45:36 PM »
Xulbada miisaanka way ku kordhisaa dadka qaar, dad kalane way ka ridaa, kumana xirna in aad qabow ama kuleel ku cabtid.
Xulbada waxay kordhisaa appetite-ka, qofka siyaado ayuu wax u cunaa sidaas ayayna miisaanka ku kordhaa.
Xulbada waxay kaloo kordhisaa isticmaalka tamarta ee jirka, marka hadduu qofka uu yahay qof dhaqdhaqaaq badan ama jimicsi sameeyo miisaanka way ridaa.

Marka in miisaanka ku fuulo ama kaa dhaco waxay ku xira ntahay dhaqdhaqaaqaaga, haddii aad fadhisid oo aadan dhaqdhaqaain miisaankaaga wuu kordhayaa, cunno badane waad cunaysaa.

Waxaan filaa in aad fahantay...
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7039
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hore iyo imika wakhtiyada qaar waan kacsadaa balse........?

Started by CaaqilBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17684
Last post December 27, 2010, 07:13:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hilibka ariga wax dhan waslad waan ku xanuun sadaa?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6617
Last post March 02, 2016, 01:48:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6755
Last post October 10, 2017, 09:05:34 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Imtixaanka markaan naxo waan biyo-baxaa?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7095
Last post May 16, 2015, 04:38:30 PM
by SomaliDoc