Author Topic: Su'aal: Habeenkii marka aan seexdo..?  (Read 3164 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Yaasir32

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Habeenkii marka aan seexdo..?
« on: August 18, 2015, 07:50:19 AM »
WALALAH DHAKHATIIRTA ISKU HOWLAY HOWSHAN QIIMAH BADAN  WAAM IDIN SALAMAY SALAN KA DIB.....
WAXAN RABAA IN LAGA JAWAABO SU'AAL BAAN WATAA IN MUDO AH ILAALI 3 BILOOD WAXAN ISKU ARKAY  HABEENKII MARKII AAN SEEXDO AFKAGA WAXA IGA SOO YAACA WAX YAABO CADAAN AH OO IGA DHEGAN,,
1. CARABKA
2. DALQADA
3. DHAB XANAG
4. QOWLALKA
5. DHUUNTA HOOSE OO MAR MAR CODKA XABEEB AYUU I YEESHAA
 WANA WAXA KU DHEGAN AFKA DHAN MARKA WAXAN DOONAYAA IN  LA II SHEEGO WAXAS WAXA UU YAHAY AMA DAAWAD AAN  U QADAN  KARO.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Habeenkii marka aan seexdo..?
« Reply #1 on: August 18, 2015, 02:31:51 PM »
Waxyaabahaas cadaanka in la arko ayaa fiican si loo ogaado waxa ay yihiin, waxay noqon karaa huuro ama bakteeriya afka ku samaysanto, waxaa dhici karto in ay cabeeb noqoto ama waxyaabo kalaba.
halkaan ka akhros qoraal ku saabsan "Cabeebka": http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html

Fadlan la xiriir dhakhtar si loo arko astaamaha aad tilmaamaysid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Mar marka qaar o aad moodo wax hada dhacay inan hada ka hor arkay?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 10
Views: 42445
Last post April 15, 2018, 02:30:28 PM
by Muxya62
Su'aal: Habeenkii oo qeybna la hurdo qeybna?

Started by DalmarowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7068
Last post February 08, 2019, 09:19:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33109
Last post January 16, 2010, 06:58:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Biyo-bax degdeg ah marka hore kadibna wuu daahaa, maxaa keeni karo?

Started by DiinowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17999
Last post April 08, 2011, 08:37:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14927
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc