Author Topic: Su'aal: Quman xanuunka iyo Caruurta?  (Read 6131 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zadiiq

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Quman xanuunka iyo Caruurta?
« on: August 24, 2015, 10:42:23 AM »
Asc dr.
wiil yar oo aan dhalay ayaa marwalba waxaa kusoo noqda quman xanuun
xalka ugu wanaagsan waa sidee
ma in laga qalaa mise in marwalba kaalmaati iyo daawooyinka anti biotic ah la siiyo
f.g.  xanuunka qumanka in badan oo faamilkayga ah ayaa qaba




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Quman xanuunka iyo Caruurta?
« Reply #1 on: August 26, 2015, 02:15:13 PM »
Xanuunka quumanka hadduu joogto noqdo oo dhowr jeer soo laalaabto waxay dhakhaatiirta ku taliyaan in laga qalo caruurta maxaa yeelay:
1- wuxuu saameyn ku yeelan karaa korriinka caruurta.
2- bakteeriyada quummanka keento waxay dhaawac gaarsiin kartaa wadnaha, kilyaha ama kalagoysyada, sidaa daraadeed ka hortag ahaan waa la qalaa.

Qalliinka ma ahan wax dhib badan oo waa uu sahlan yahay.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka quunka iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qaabka loo qalo quunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3477.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17927
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15488
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35446
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 41402
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 88471
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!