Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: WAA MAXAY FAAIDADA SPERMTREND CAPSULES?

<< < (2/2)

m.mo141:
SAWIR SIDAAN U SO GALIYO AYAAN LA AHAY MOOYE WARQADA BAARITAANKA AYAAN SO DHIGI LAHA

SomaliDoc:
Sawirka baaritaanka noogu soo dir Facebook page-keena message ahaan: https://www.facebook.com/HealthySomalia
markaan helno, jawaabta halkaan ayaan kuugu soo qori doonnaa insha'llah.

m.mo141:
FACEBOOK GA WAXAAN SO DHIGAY WARQAD JAWAAB O AH BAARITAAAN LA IGU SAMEEYAY
WAXAAN RABA IN LA II FAAHFAAAHIYO JAWAABTAAS IYO MAXA N ISTICMAALA CUNO

SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan oo kale oo aad na soo waydiisay, fadlan dib ugu laabo jawaabtii hore: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5934.0.html
Qoraalladaan kale waxay kaa caawinaayaan jawaabta ee ka faa'idayso:
Shahwo yarida iyo daawadeeda:
Qoraalka 1-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3284.msg10001.html#msg10001
Qoraalka 2-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2205.msg6969.html#msg6969
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan cunnada dabiiciga ah ee raganimada u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version