Author Topic: Su'aal: Maxaa keena suuska iyo xiiqi taanka markasta?  (Read 3529 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fatma Funny

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keena suuska iyo xiiqi taanka markasta?
« on: September 07, 2015, 12:41:00 PM »
asc
dr maxaa keena suuska maxaa se daawo u ah oo looga hor tagi karaaa

su' ~ 2. waxan leeyahaay xiiqmo marka aan soconayo runti aad ayan u xiiqaya hadan hadlo oo hadalka aya idhibaya ma hadli karo ilaa aan cabaar fariisto oo nasto hadii aan lu geeyo cabaar oo qof ila socda uu ila sheekaysto runtii sacab ama DHib ayay igu noqonaysaa inan u jawabo oo waan xiiqaya sidi qof naqaska qabanayo o kale dr maxa igu la talinaysaa inan sameeyo ama uga hor tago maxa se keeni kara xata hadii aan xanaaqo waan xiiqaya ama aan cabaar qayliyo ama muran aan sameeyo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena suuska iyo xiiqi taanka markasta?
« Reply #1 on: September 07, 2015, 01:39:29 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan bololka ama suuska ilkaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,589.0.html
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xiiqda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html

Laakiin waxaad ogaataa in xiiqda ay ka imaan karto dhinaca wadnaha haddii aad cayilan tahay ama dhiig kar qabtid ama barar jirka u badan lugaha uu jiro ama xanuunka dufanka dhiigga uu jiro, fadlan la xiriir dhakhtar si loo ogaado waxa xiiqda kuu keenay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 64648
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 173453
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 117312
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 66041
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 71575
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig