Author Topic: Su'aal: 5 sano jir qanjirka tayroodku kacsan yahay?  (Read 5080 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aamino

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
Su'aal: 5 sano jir qanjirka tayroodku kacsan yahay?
« on: September 18, 2015, 12:33:54 AM »
Asc adban idinsalamay dhakhatirta somaliye ilahay ajarka misanka Xasanadka haidinkudaro cawimadan iyo taloyinkan Ada dadkina ugu tabarucden intakadib waxan idin waydinlaha ah ilmayar oo andhalatay oo jira5 sano ayan malindhawayd intay xoga calosha yaraxanuntay ayan ugeyey dhakhtar kadib dhakhtar waxan uu kaqaday dhigaga badan waxankamin aha dhigaga uu kaqaday kan qanjirka tayroodka maqan sida u uqormo afka ingirisiga lakinwaxan rajaynaya inan afsomali idinku fahansiyo tayroodka ok marki jawabti dhigaga layso diray aya waxay dhehen dhigagakale oodhan waa ok laki waxa kacsan inyar qanjirka tayroodka marka wa indhikale lagaqada 3 bil kadib markilagaray 3 bil aya hadana laga qaday hadana waxay dheh en weli wuu kacsanyahay ee waa in marsadexad lagaqada hada wiigii hore aya lagaqada welijawabti laymasodirin oo waxay dhehen wankusodirayna marka waxan idinwaydinlaha ilmo cafimad qaba  oo anmelna xanunayn oo anan ku arkin wax calamada oo xata lagashakiyikaro oo anmelna xanunay malo qorikara dawo mase jira dad uu iska kacsanankaro qanjiku oo an dawo ubahnayn muxuse dhib ukenikara hadi andawo lasin   sikasta wan u akhriyey tayrodka kacsan iyo astamaha lagu garto wax anku arkaya malaha ilmayar wadmahadsantihin waxan rajaynaya inadero ifahantan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 5 sano jir qanjirka tayroodku kacsan yahay?
« Reply #1 on: September 18, 2015, 12:42:15 PM »
Marka hore xanuunka qanjirka thyroid-ka kacsan aad ayuu dhif ugu yahay caruurta inuu ku dhaco.
Mida kale markii baaritaan lagu arko waa in astaamihii ay qofka ka muuqdaan inta daawo aanan la siinin, laakiin waa muhiim in baritaanka dhowrkii biloodba mar la sameeyay oo lala socdo.

Astaamah laga fiiriyo caruurta waa: miisaanka oo sii lumayo, wadna garaac ama wadna gariir, dhidid badan, iyo kacsanaan niyada qofka.
Mida kale waa muhiim in la fiiriyo dhuunta haddii barar uu ku jiro.

Way dhacdaa marmarka qaar in hormoonada thyroid-ka caruurta ay khalkhal galaan laakiin taasi macnaheeda ma ahan in cunug thyroid qabo ama daawo loo bilaabayo khaas ahaan haduusan lahayn wax calaamado ah.

Hadii intaasba aysan jirin, daawo looma qoro caruurta maadaama daawadu ay leedahay side effects.

Haduu dhakhtarkaaga caruurta uu ku adkaysto in daawada loo bilaabo adigoo aadan ku qancin sababta, waxaan kugu la talin lahaa in aad la xiriirto dhakhtar "pediatric endocrinolgist" oo ah dhakhtar ku taqasusay cilladaha hormoonada ku dhaca ee caruurta.

Waan jeclaan lahayn in aad baaritaanadaas haddii aad heyso nala wadaagtid oo aad ku soo dirtid emailka: help@somalidoc.com ama bogeena Facebook: http://facebook.com/HealthySomalia/

Akhriso kacsanaanta qanjirka thyroid-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1443.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Nin jidhkisu kala weyn yahay (XAGA SARE OO YAR IYO XAGA HOOSE OO WEYN)

Started by Hotboy911Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23717
Last post June 13, 2015, 03:26:34 PM
by SomaliDoc
Muxuu yahay "Internal Medicine"?

Started by AdminBoard Clinical Rotations

Replies: 0
Views: 52427
Last post February 11, 2007, 12:34:45 PM
by Admin
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 292464
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Albaabkaas markii la furo nalku shidmaayo, markii la xidhona damaayo, muxuu yahay?

Started by CilmiSabcaBoard Medical Stories and Jokes

Replies: 2
Views: 30649
Last post December 08, 2012, 08:50:56 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 79407
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc