Author Topic: Su'aal: Waxaan qabaa nerbo xanuun?  (Read 2868 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ina Axmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan qabaa nerbo xanuun?
« on: September 23, 2015, 01:55:22 PM »
asc wr wb dhaman wa idin salamay bahda somali docor ,,waxan qabaa neerfo xanuun sanadkii ama lix bilood kadib waa i xanuunaa marka igu so koco aad ban ii xanuna  dhinac madaxa ah sido kale matag ayan isku arkaa 2 mar ama 3 mar ayan matagaa ,,maxaa sababa arinta
jazakumulahu kheyran




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan qabaa nerbo xanuun?
« Reply #1 on: September 27, 2015, 12:15:23 PM »
Marka hore ogow waxa neerfaha uu yahay maadaama dadka badankiis ay qalad ka fahansan yihiin, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html
Midda kale madax xanuunka wuu noocyo badan yahay waxaa jiro mid hal dhinac ku dhac oo matag wato, neerfane shaqo kuma lahan ee halkaan ka akhriso noocyada madax xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34855
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 34103
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 25036
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 43508
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27051
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan