Author Topic: Su'aal: Daaca qudhunka maxaa keena?  (Read 7339 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxammed Siciid Axmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Daaca qudhunka maxaa keena?
« on: October 01, 2015, 09:34:23 PM »
ASC dhamaan dhakhaatiirta ku bohowday somali medical forum waan idin salaamay salaanta islaamka
ILAAHAY uun baa idinka abaal marinkara khayrka iyo sama falka aad wadaan  dadka soomaaliyeed si free ah
hadii aan su'aashayda usoo daadego
waxaaa jira xanuun mararka qaaarkood dadka ku kaca oo meesha aan joogo loooga yaqaan Daaca qudhun inaad garanaysaaan baan filayaaa madaaaama aad tihiin dhakhaatiir wax badan usoo joogay
hadaan symptoms ka wax idiinka sheego

1 daacada oo ku dhibta ur ay samaynayso
2 cunto la'aan nafsad la'aan
3 caloosha oo socanayso

waad mahadsantihiin mar labaad somali medical forum , waxaan farxad ku filayaaa jawaaab celintiina




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daaca qudhunka maxaa keena?
« Reply #1 on: October 05, 2015, 10:52:17 AM »
halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan daaca qurunka iyo dheefshiid xumada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 60017
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 167627
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 111588
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 61642
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 66785
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig