Author Topic: SU'AAL: HOOYADEYDA WAXA HAAYO GAAS?  (Read 2500 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline m.mo141

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
SU'AAL: HOOYADEYDA WAXA HAAYO GAAS?
« on: October 02, 2015, 02:45:07 PM »
WAA SALAAMAN TIHIN DOCTORS

HOOYADEYDA WAXA HAAYO GAAS O AAD AYU U
HAAYA WAYNA MANTAGTA MAXA XAL AH O GAASKAAS LAGU YAREEN KARA




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: HOOYADEYDA WAXA HAAYO GAAS?
« Reply #1 on: October 05, 2015, 11:32:30 AM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Halkaan ka akhriso cunnada gaaska u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxa soomaalida ay u taqaan "Ilkow"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7716
Last post January 16, 2019, 01:53:17 PM
by SomaliDoc
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 291218
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?

Started by XaliimoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15654
Last post February 10, 2016, 03:35:36 PM
by SomaliDoc
Waxa jirta in xaaska labada kilkilo ay kasoo baxeen wax buuran oo la moodo fiix

Started by Warsame11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3624
Last post March 29, 2023, 09:10:56 PM
by Milica_soomali
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8510
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc