Author Topic: Su'aal: Caafiimaad darada qaadka laga dhaxli karo?  (Read 3052 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saleeban Axmed

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 26
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caafiimaad darada qaadka laga dhaxli karo?
« on: October 26, 2015, 05:37:28 PM »
jasaaklah khyr aadbaa u mhdsantihiin dhaqaatiirta cilmiga iyo caqligaba alle haydiiin siyaaadsho suaashyda maxay tahay caafiimaad darada qaadka laga dhaxli karo ama dhibaatoyinka uu keeeno si faaffahsan iiga jawaaba dadkyga ayaa qaad ku waashay aan ka wacyi galiyo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caafiimaad darada qaadka laga dhaxli karo?
« Reply #1 on: November 04, 2015, 11:16:31 AM »
Horay ayaan uga hadalnay caafimaad darrada laga dhexlo qaadka ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1085.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58286
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8990
Last post October 26, 2016, 06:39:23 PM
by SomaliDoc
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally"

Started by DoctoorBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 10595
Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18951
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawada oo aan sidii loogu talo galey loo qaadan

Started by JamaaluddiinBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 14801
Last post April 03, 2016, 10:41:02 PM
by Jamaaluddiin