Author Topic: Su'aal: Waa maxey cirbada garbaha laga qaato ee Testenon?  (Read 4753 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamed.gureey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxey cirbada garbaha laga qaato ee Testenon?
« on: November 11, 2015, 06:05:25 AM »
Asc salan kadib waxan raba in aad iga jaahil bixi saan wa maxey cirbada garbaha laga qaato ee la yiraahdo Testenon. Dhalin yar badan aan gym Isla ciyaareyno ayaa isticmaalo  hore aye isku badaleeyn.
Powder protein ma isticmaali kara madama aan cirbad jecleysan.
xulbada power ahaan ma u isticmaali kara iyada natural ah oo laga hela protein Cal etc .
 Nin   iska  diyaarsan aan arkay waxan weydiiyay gym ma ciyaarta. wuxu  igu jwbay.
Xamaali ahay xulbo  cabaa!




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxey cirbada garbaha laga qaato ee Testenon?
« Reply #1 on: December 05, 2015, 11:42:53 AM »
Cirbadaas waxay ak samaysan tahay hormoon loo yaqaano "testosterone", waxaa badanaa isticmaalo dadka jimicsado ama rabo in ay murqaha dhistaan, inkastoo ay jirka ku badinayso hormoonkaas, waxay kaloo leedahay dhowr waxyeello oo caafimaad ahaan in laga fogaado ayaa haboon.
Haddii aad rabtid in aad murqo yeelatid qaadatid talada saaxiibkaa ee xamaaliga ah ee daawada iska daa, waxay khalkhal galinaysaa howsha dabiiciga ee jirka eebe ugu talagalay.
Waxyeelada laga dhaxlo waxaa ka mid ah in Naasaha ay bararaan, xiniinyahane ay yaraadaan, shahwada iyo dareenka raguna ay hoos u dhigto.

Akhriso cashar ku saabsan waxyaabaha naasaha ragga wayneysiiyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5855.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Maxamed.gureey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waa maxey cirbada garbaha laga qaato ee Testenon?
« Reply #2 on: December 05, 2015, 03:44:26 PM »
Doc: Hadi aan rabo in aan talda xaamaliga qaato aan daawo kale isticmaalin wa side ciladaha  soo sheegtay oo bararka keena ma dhici karo. adoo raali ah si fcn ii fahansii.
Aniga ma isticmalo testenon.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxey cirbada garbaha laga qaato ee Testenon?
« Reply #3 on: December 12, 2015, 08:03:55 PM »
Dhibaatooyinka aan soo sheegay waa wax la xiriira cirbadda kor ku xusan, haddii aad joojisid oo jimicsigaaga dabiiciga ah aad samaysid wax dhib ah lama kulmi doontid insha'llah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 60392
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9223
Last post October 26, 2016, 06:39:23 PM
by SomaliDoc
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally"

Started by DoctoorBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 10840
Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19346
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawada oo aan sidii loogu talo galey loo qaadan

Started by JamaaluddiinBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 15361
Last post April 03, 2016, 10:41:02 PM
by Jamaaluddiin