Author Topic: Su'aal: Maxaa sababa xanuun garabka dushiisa ah?  (Read 4050 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa sababa xanuun garabka dushiisa ah?
« on: February 27, 2016, 02:48:06 AM »
as  walaahaye ga waxaa iga xanuunsan xaaskayga waxaa laga hayaa garabka bidix dushiisa marka loo daliigana waa roonaataa gacanta bidix meesha eey garabka ka gasho waaye xanuunka iyo lafta carjawda ah ee gacanka ka sareeysa xanuunka wuxuu soo biloowday mar eey dhashay caruur mataano ah oo hada laga joogo 6 bil hada xanuunkii wuu faafay oo qoorta ayeey ka dareemee qabowgana markeey dareento waa ugu daran yahay habeenkii ayuuna timaadaa xitaa boga ayaa ila xanuunaya ayeey leedahay bal talo nasiiya jazaakumulaahu khayr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa sababa xanuun garabka dushiisa ah?
« Reply #1 on: March 03, 2016, 03:11:11 PM »
Meesha ay ka sheeganayso waa kalgoysta garabka gacanta ka gasho, waxaana dhici karo in xanuun kalabaxaas ku dhacay uu jiro sida roomaatiisamka ama seedaha isku hayo kalabaxaas inay wax ka gaareen marka ay foolanaysay.

Waxaa habboon in meeshas laga saaro raajo ama scan si loo ogaado in ay cilladi jirto, waxayna u badan tahay in cilladu ay seed tahay ama muruq sababtuna waa in ay fiicnaan dareento markii la daliigo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 60441
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35242
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 168139
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 112055
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 61961
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc