Author Topic: Su'aal: Suunka electronic ah iyo caafimaadka qofka?  (Read 3142 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Almis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
Su'aal: Suunka electronic ah iyo caafimaadka qofka?
« on: February 28, 2016, 06:37:57 PM »
asc marka ugu horaysa waxane salamaya dhamaan bahda somali medical waxana sida kale uga mahad celinaya daadl badane aaya ugu jirane shabaka somaliyeed dhinac cfmdka marka xigta hadi ane uu gudbo su aala anigu waxane qaaba laba su aale oo kala ah .

1) runti waqtiga danbe wax kuso badana suuqa suun electronic ah sida tusale ah suukane oo la idha SIBOTE - Fiery Sport Shaperwear for Men suumakane oo kala leh rag iyo haweeen baa oo meel walba mid uu gaar oo waliba title loga dhiga health and fitnesse dictor waxane jeclhye laaha bal ine sharaxad iga biixiso cafimadka qofka samayne ma ku yeelan karaya suunkasi .
2) su aasha labade oo ah dawaayinka shirkada china laga leyhy ee aye samayso TIENS COMPANY sida tusale ahane tartary buckwheat iyo dhamaan wax so sarto shirkadasi samayne inte leg ayu ku leyhy cfmdka qof isticmala dawooyinka TIENS oo dad badane somaliyeed aye isticmalan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Suunka electronic ah iyo caafimaadka qofka?
« Reply #1 on: March 06, 2016, 02:03:43 PM »
Su'aasha 1-aad jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3110.0.html
Su'aasha 2-aad jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6526.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: