Author Topic: Su'aal: Qanjidhadda qoorta aya ixanuuna?  (Read 3164 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shaybeyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qanjidhadda qoorta aya ixanuuna?
« on: March 03, 2016, 01:45:26 PM »
Asc Dr'e. Aad iyo aad baan kuu salamaya marka hore.

Qanjidhadda qoorta aya ixanuuna mararka qaar iya goo keena barar. Dusha ayanay iga bararaan.

Wa mudo sanado ah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qanjidhadda qoorta aya ixanuuna?
« Reply #1 on: March 09, 2016, 05:22:21 PM »
Waan in la ogaadaa waxa qanjirada barariyay, maxaa yeelay qanjirku hadduu bararo wuxuu astaan u yahay inuu jirka jiran yahay, wuxuu noqon karaa infekshan kaasoo dhowr nuuc oo kala duwan noqon karo wuxuu noqon karaa cillad qanjirrada haysato sida kansar iyo wax la mid ah, xanuunka tiibiida oo loo yaqaano "Gondhalaariyo" ama caabuq bakteeriyo caadi ah, marka waxaa la sameeyaa in qanjirka cad laga jaro oo baaritaan loo diro ama dheecaan laga qaado hadduu dheecaan leeyahay, akhriso cudurka gondhalaariyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3841.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16263
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Walal qoorta infection maku dhacaa ? Hadii uu ku dhacase dhibato ma ukeena jirka kale waa maxase cal

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21319
Last post February 18, 2011, 08:44:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qanjidhka daanka hoostiisa iyo kuwa qoorta oo barara?

Started by A/qadir AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4685
Last post November 26, 2016, 10:51:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Qoorta iyo labada garbood ayaa i jucdo?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3648
Last post December 04, 2016, 09:45:04 PM
by SomaliDoc
Qoorta xageda hore ee dhuunta oo bodbodaysa

Started by Abdi Aziz kasimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2347
Last post January 26, 2020, 12:12:18 AM
by Abdi Aziz kasim