Author Topic: Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?  (Read 11691 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Ditoore waxaan rabay hadaan ku waydiiyo haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch suurta gal matahy in ay hawey neyda uu wax dareen siinkaro amaba howshiisi sifiican ugudan karo asagoo aan laga tabanin wax xumo ama ma tahy 13cm ama 5inch wax matare oo haweyney qan cinkarin thanks ditoore jawab wacan




Offline Ashom

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 95
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?
« Reply #1 on: March 11, 2016, 08:07:32 PM »
Waxaa u qanci kartaa hadba sidaa u isticmaasho
9 inches hadii lagu siiyo ee  aadan isticmaali aqoon macnaheeda maahan in aad qanci karto
In aad qancisana maahan in aad xanuujiso
Nin kastaba waa sidoo u isticmaalo

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4706
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?
« Reply #2 on: March 25, 2016, 09:18:40 PM »
Fadlan akhriso qoraalkaan maadaam uu ka hadlayo arrimo ay ku soo dhacaan dadka ka cabanayo arrintaada oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?

Started by Muwadin_QaranBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 2934
Last post November 16, 2018, 01:43:21 PM
by Sadaq10
Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?

Started by Feysal_44Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4942
Last post October 26, 2016, 06:57:06 PM
by SomaliDoc
Maxay Tahay Qandhada "Rift Valley"?!

Started by AdminBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 2
Views: 12611
Last post November 14, 2007, 12:08:44 AM
by Doctoor
Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 23082
Last post October 12, 2015, 05:51:42 PM
by Ayanleh
Su'aal: Maxa keena in xubinta taranka ragga ay hoos u qallocato?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4705
Last post March 03, 2016, 02:27:40 PM
by SomaliDoc