Somali Medical Forums
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
Home
Help
Login
Register
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: Novofem Tablet?
« previous
next »
Print
Pages: [
1
]
Author
Topic: Su'aal: Novofem Tablet? (Read 2763 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Faiza Sheikh
Newbie
Posts: 1
Points: +0/-0
Su'aal: Novofem Tablet?
«
on:
March 12, 2016, 04:00:57 PM »
Kiniiniga NOVOFEM maxaa loo isticmaalaa? Muxuusa qofka loo qoray kacaawiyaa?
Logged
SomaliDoc
Moderator
Posts: 4709
Points: +3/-1
Gender:
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Re: Su'aal: Novofem Tablet?
«
Reply #1 on:
March 25, 2016, 10:09:11 PM »
Waa daawo hormoon ka samaysan oo la siiyo haweenka uu ku yaryahay hormoonka dumarka ee "estrogen" iyo ka hortagga xanuunka lafo-beelka oo ka dhasho hormoon yaridaas, akhriso waxa lafo-beelka uu yahay:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html
Logged
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (
Internal Medicine
) Cudurada Faafa (
Infectiouse Diseases
) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (
Tropical Medicine
), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "
SomaliDoc.com
" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.
Igala Soco:
Print
Pages: [
1
]
« previous
next »
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: Novofem Tablet?