Author Topic: Su'aal: waxaa isku arkay markaa ordo ama rugucleeyo xiiqid?  (Read 2858 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Somaliahanolato

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: waxaa isku arkay markaa ordo ama rugucleeyo xiiqid?
« on: March 14, 2016, 09:39:28 PM »
Asalaamu Calaykum Wa Raxmatulaahy Wa Barakatuh.
Iskawawarama dhakhaatiirta sharafta leh iyo dhamaan Somaaliweyn. Waxaa idiinrajaynaya caafimaad nabad iyo burwaaqo.

Waxa raba si kooban inaa dhakhaatiirta weydiyo. Waxaa ahay wiil dhalinyar ah 26 jirsadey Allah mahadii waa caafimaad. Waxa isbucii 5 jeer ku alamiteya GYMka.
Laakin waxaa isku arkay markaa ordo ama rugucleeyo xiiqid ama neeftuur xooggan waxaana la socdo xiiqida xab badan oo feeraha kasoo ko'ayo.

Markaa Dr. Arintan ma caafimaad daraa mise waa arin caadi ah ?

PS: yaraantey 15 sano ka hor xiiqda (asthma) waa qabi jirey laakin waa ka caafimaaday.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: waxaa isku arkay markaa ordo ama rugucleeyo xiiqid?
« Reply #1 on: March 26, 2016, 02:09:53 PM »
Jimicsiga wuxuu ka mid yahay, waxyaabaha kiciyo xiiqda khaasatan hadduu qofka leeyahay taariikh neef isaga ama qoyska.
Ka akhriso halkaan, waxyaabaha kale ee kicin karo neefta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 29045
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17713
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14353
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17188
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 63417
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc