Author Topic: Su'aal: Maxaa keena hilibka ka sareeya cidiyaha oo dildilaaca?  (Read 5782 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Boqorka

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
asc bahda somali doc waxaan isku arkay  in cidiyahayga hilibka ka sareeya uu dildilaaco xanuuna igu keeno  markaa waxaan idinka codsanyaa talo ama dowo midkii aad haysaa  aad ayaad umahadsantahiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena hilibka ka sareeya cidiyaha oo dildilaaca?
« Reply #1 on: April 04, 2016, 01:23:25 PM »
Qoraalkaan ka akhriso waxa keeno arrintaas iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5746.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 59144
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 166583
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 110610
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 60914
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 65906
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig