Author Topic: Su'aal: dhinaca bidixda ah ayaa i xanuni?  (Read 2006 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Awabdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: dhinaca bidixda ah ayaa i xanuni?
« on: April 01, 2016, 01:59:58 PM »
markaan mudo joogo dhinaca bidixda ah ayaa ixanuni lugta iyo gacanta waliba si kabuut ya ah camal marka maxaan umaleeyaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: dhinaca bidixda ah ayaa i xanuni?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:03:06 PM »
Waxay u badan tahay cillad neerfo taasoo ka imaan karto dhabarka weliba dhinaca qoorta ku aadan ama maskaxda, waa haddii aadan lahayn xanuuno kale sida dhiig-kar, macaan iyo wixii la mid ah.
Fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: