Author Topic: Su'aal: Indhaha ayaa sanada bdn i xanuuna?  (Read 5873 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hero

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Indhaha ayaa sanada bdn i xanuuna?
« on: April 24, 2016, 11:42:10 PM »
Indhaha ayaa sanada bdn i xanuuna okiyalana waa la i qoray lkn garadaha ine si kordhan moye soma yaradan iftiinka iyo araga labadaba wa sidas marka mxa igula taline dr ado mahadsan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Indhaha ayaa sanada bdn i xanuuna?
« Reply #1 on: May 06, 2016, 10:10:04 PM »
Waa in aad la xiriirtaa dhakhtar indho si loo ogaado waxa daciifinayo indhaha, waxaa jiro xanuuno indhaha ku dhaco oo keeni karo in aad u baahatid qalliin, xalkuna muraayado ama ookiyaalo ma ahan xaaladahaas.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: