Author Topic: Su'aal: Ma ku dhalan kartaa waa Neurofibromatiosiska?  (Read 1967 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Jaamac2020

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ma ku dhalan kartaa waa Neurofibromatiosiska?
« on: May 06, 2016, 12:18:38 PM »
asc dhakhtar waxaan kuwediinaya xanuun aan hada kahor idin wediiyay aan qabo caruurtaydu ma ku dhalankartaa waa Neurofibromatiosiska??




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ma ku dhalan kartaa waa Neurofibromatiosiska?
« Reply #1 on: May 27, 2016, 08:38:20 PM »
Akhriso qoraalkaan ka hadlayo xanuunka "Neurofibromatosis": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5976.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18926
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhibaato intee le'eg ayay keeni kartaa Cirbada Barida laysaga dhufto?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8855
Last post November 21, 2011, 10:18:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 30904
Last post October 12, 2015, 05:51:42 PM
by Ayanleh
SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?

Started by NoahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6780
Last post April 10, 2016, 11:04:12 PM
by SomaliDoc
Kolba-aariyada makeeni kartaa inay maskaxda waxyeesho?

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21310
Last post May 29, 2009, 08:18:27 PM
by SomaliDoc