Author Topic: Su'aal: Mar dhaw ayaan guursaday?  (Read 2146 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Baariyow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mar dhaw ayaan guursaday?
« on: May 06, 2016, 08:42:49 PM »
Asc bahda sharafta leh ee somalidoc.Com  ilhey kheer hadinka kasiiyo  wacdi gelinta aad u heydan bulshada bacdi salaan  su'aasha aan qabo waxaa weya mar dhaw ayaan guursaday xaaskeyga raliyada waxey ku dhib qabtaa caada wareerka oo mar walbo ka hadashaan  intaaa waxa ii dheer oo maalin isku aragna anankoo jameceyno in xubinteeda iga soo racaan wax cad cad sida aad moodo sokor iyo walibo xabag camal marka waxaas cad oo mar qura nugu wada beera niya jab meshaasna kabxda galmdii maalintaas alx waan siii arkay lkn ma badneen maalma yar  wcs thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Mar dhaw ayaan guursaday?
« Reply #1 on: May 27, 2016, 08:35:42 PM »
Waxaas cad waxay u badan tahay wax uu keenay jeermiska fangaska cabeebka loo yaqaano oo ku dhaca haweenka hoostooda.
Waa nooc infekshanka ka mid ah, faahfaahinta ka akhriso labadaan qoraal:
1- Infekshanka Cabeebka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0
2- Maxaa infekshanka ku badiyay haweenkeena: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 321488
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24624
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 26218
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18468
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24528
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc