Asc, walaal waan kaaga macad celinayaa sida wanaagsan eed nooga caawisid arrimaha caafimaadka, waxaa jira wiil 1sano jira oon dhalay wali masoconin waxaan kashakiyay amay lugihiisa dhib qabaan marka xanuunkii aad kasheekaysay maalin dhawayd ee Congenital Dislocation of the Hip sideen kudareemi karaa inuu qabo & in kale wuu garguurtaa darbigana wuu ku istaagaa lkn socod ma ogolo xataa daadaah hadaad dhahdo dhulkuu isku dhajinaa marka walaal arintaas talo in layga siiyo ayaan rabaa. Jazaakumullaah khayr.