Author Topic: Su'aal: Kaadida oo i gubta?  (Read 7077 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Almis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kaadida oo i gubta?
« on: June 01, 2016, 02:01:18 PM »
dictor waxane ku waydine raaba marka ade kaadiyo wax yare kadib wa dareema sidi qof kadidu aya ku dhagtay oo kale mar walba waa yellow weyane mxa keeena ine marka uu qofka kadiyo kadib uu dareemo sida wax ku dhagtay oo kale dictor.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kaadida oo i gubta?
« Reply #1 on: June 18, 2016, 12:58:25 PM »
ka akhriso halkaan cudurka keeno in kaadida ay ku gubto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: kaadida oo tifiq-tifiq iga imata markan foorarsado kadib xaajada suliga?

Started by Dhool-yareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21490
Last post May 01, 2017, 09:50:00 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 53228
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan kaadida dhameeyo waxaa soo raacaya wax yar oo shahwa ah?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 16250
Last post October 15, 2011, 05:12:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Kaadida oo iheyso ma aado suliga qadarta rabi?

Started by Deeqa UgaasBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13096
Last post April 29, 2016, 10:09:31 PM
by SomaliDoc
Kaadida Geela iyo Cudurrada lagu daaweeyo (Cilmibaaris)

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 65087
Last post May 01, 2016, 04:55:03 PM
by SomaliDoc