Author Topic: Su'aal: Declo hot Gel?  (Read 2295 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdicaziiz Yussuf

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Declo hot Gel?
« on: June 10, 2016, 10:44:40 AM »
Asc salaan kadib waxaan qabaa su'aal su'aashasoo ah subixi isniinti markaan hurdada kasoo kacay ayaa waxaan dareemay qoor xanuun waxaan is dhahay koley waa muruq waan baxay waxa aan aaday farmashi waxaan soo gadtay boomato la dhaho declo hot gel bomatada waxaa soo sartay hindiya kadib waxaan marsaday qoorta kadib go' ayaan isku huwiye waana jiiftay markaan hurdada kasoo kacay oo la gaaray xiliga afurka Markan damcay in aan biyaha Cabo faruurta dhanka midig ayee ka horayaan biyaha aan afka ku shubo faruurta dhankeeda bidix waa ibararay halka dhanka midig ay I yaraatay. Waxa kale oo aan isku arkay waxa ay tahay Isha midig waan ka ilmeeynaa qoortana weli wee I xanuunee weline lama aanan xiriirin doctor maxaa lagu daawen Kara? Maxaana igula talin laheedeen? (mahadsanidiin somalidoc) [/b




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Declo hot Gel?
« Reply #1 on: June 23, 2016, 01:04:02 PM »
Waa in aad dhakhtar la xiriirtaa, cilladu inaysan murqo ahayn ayay u bada ntahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: