Ilmaha wuxuu alle ugu dhimceeyay in lafahooda ay jilicsan yihiin si dhakhso ahne uma jabaan, qacda aad maqashay waa suura gala in jucis dhabarka ay ku ekaato waana sida ay u badan tahay laakiin haddii aad ku aragtay caruurta ooyin siyaado ah, dhabarka oo daqnanayo ama oynayso markii la taabto iyo midabka dhabarka oo isbadalay ama ilmaha oo naaska diiday intaasba waxay astaan u noqon kartaa inay wax gaareen, haddii aad shakiso fadlan la xiriri dhakhtar caruurta ah.