ASC.
after salaam Dr.Mahdi waxaa aad nooga xanuunsan ayeeyadey oo qof waayel ah Mido 12sano sariir saran alxamdullilah, mudo bil laga jooga ayaa waxaa ka bukatay lugta isbitaal wan geynay infection ayaa jira ayay nagu dhahèn meesha dressing laguso sameyay mudadaas dhan daawoyin qalajiyo LA siinaayay fucidin cream waa Lo mariyay. .lkn wax isbadal ah waa laga waayay marka danbe waxay noo sheegen dhaqaatiirta inuu GANGRENE yahay. .
Waxa aan rabay inan Ku weydiiyo cudurka daawo ma leeyahay oo mala daweyn Karaa???
Mahadsanid.