Author Topic: Su'aal: Aafada seegada?  (Read 3846 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdnuur

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Aafada seegada?
« on: October 05, 2016, 10:58:56 PM »
asc wr wb waxaa halkaan ka salaamayaa dhaqaatirta sharafta leh bacda salaam

          waxaa ahay nin da'diisu tahay 23jir mudo farabadane gacantiisa isticmalayay yacni SEEGADA lkn Alxamdulilaah hada waan iska joojiyay lkn wexee ii geesatay Aafo badan aafoyinkaas oo laga dhaxlo seegada marar badane waan aqristay qoralada aad bulshada usoo gudbiseen aad kaga hadlesaan arintaan hada i haysata iyo sida looga caafimadi karo ajir iyo xasanaad ALLE HAIDINKA SIYEE hada waxaa bilaabay jimicsiga loo yaqano kegel exercises oo gurigayga ku sameyo lkn waxaanan gacanta ku heynin wax dawo ah hadee ahaan leheed mid dabiici ah ama mid kalaba weena adagtahay inaa ka helo dawo wax ku ool ah halkan aan hada joogo mana jiraan dhaqaatir somaliya oo rasmi ah oo halkaan ku sugan marka waxaa si naxariis leh idinka codsanayaa inaa igu hagajisan meel aan kaheli karo dawoyin wax ku ol ah sida geedka afka qalad lagu dhaho ginseng iyo kuwa lamidka ahi ama qof loo dirsan karo oo joogo melaha lagaheli karo geedkaas ginsengka

                     jwb wacan



                 aad iyo aad ayaa idinku
                 mahadcelinayaa

                     ASC WR WB





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Aafada seegada?
« Reply #1 on: October 22, 2016, 04:39:42 PM »
Daawada aafada siigada, waa in la joojiyo.
Jirka isagaa dib isku sixi doono uma baahnid wax daawo ah in aad qaadatid, mana jirto daawo loogu talagalay arintaas.
Fadlan raac talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Aafada Idlaysa Dadka Sinaysta (AIDS)

Started by Dr.HamsaBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 2
Views: 23921
Last post March 08, 2008, 09:03:50 PM
by Waxbaro!