Author Topic: Su'aal: Qanjirada dhuunta aya i xanuunaya?  (Read 3674 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Janaale

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qanjirada dhuunta aya i xanuunaya?
« on: October 18, 2016, 02:59:56 PM »
  saalan kadib, khyr badan Allah ha idinka siiyo howsha adag ee ad umada masaakinta ah oo xanunsan u haysaan. dre. suasheydu wxaa weeye.

  qanjirada dhuunta aya i xanuunaya waliba kan bidixda xiga muraayad ayan ku fiirshey waa soo bararsan yahay. tan labaad habeynkii markan seexdo subixii mar mar wxaan tufaaa wx cad cad oo ur qurmuun oo markan xaakoodo iga soo dhacaya muraayad markan ku fiirsho qanjiradeyda xitaa waaan arkaa ayakoo darbiyada ku dhagan mxaan samayn karaa dre. jazaaakaah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qanjirada dhuunta aya i xanuunaya?
« Reply #1 on: October 26, 2016, 06:33:16 PM »
Halkaan ka akhriso xanuunka ku hayo magaciisa iyo siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0
Waxa cadcad ee urka badan ee aad subaxii tuftid waxaa loo yaqaanaa "Dhagaxaanta Quumanka", ka akhriso qoraal aan horay uga hadalnay waxa keeno iyo sida looga takhallusi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xamiiq ama xanto-xanto dhuunta ah?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7443
Last post March 25, 2016, 10:19:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15902
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhuunta Oo ixanuunto Daqiiqado Kadib 'Dhuun Xanuun"

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 18590
Last post May 20, 2012, 04:57:15 PM
by Honestboy
Su'aal: Xanuun inta u dhaxaysa naaska bidix iyo dhuunta?

Started by JamiilaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12548
Last post February 18, 2015, 01:24:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday tubo ayaa dhuunta laga galiyay?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5949
Last post April 21, 2017, 08:03:58 PM
by SomaliDoc