Author Topic: Su'aal: Waa maxay bararisadu maxaase keena?  (Read 8992 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamud Soorre

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay bararisadu maxaase keena?
« on: October 30, 2016, 10:22:35 AM »
Asc wlayaal Waxaan way diinayaa dhakhaatiirta qiimaha Badan waa hooyo ur leh ku dhacay xanun layiri ( Waa Barariso)marka waa maxay bararisadu maxaa se keene waa maxay dawadiisu




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay bararisadu maxaase keena?
« Reply #1 on: November 02, 2016, 05:59:00 PM »
Soomaalida waxay Bararisada u taqaanaa dhowr xanuun oo kala duwan oo kulligoodba keeno bararka addimaha, fadlan noo soo sheeg qaabka laguu hayo iyo waxa aad dareemaysid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 120852
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 118583
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 121054
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 104355
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 94997
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc