Author Topic: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugaha qeybta jilibka?  (Read 3671 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nalka

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa i xanuuna lugaha qeybta jilibka?
« on: November 01, 2016, 08:25:31 PM »
ASC BISMILAAH DHAMAAN DCTORADA wad mahadsantihiin JAZAAKUMULAAHU QEYRA sida wcn ee aad wax inoogu shegeysaan wax qabaaa SU,AAL? WAXAA I XANUUNA LUGAHA QEYBTA JILIBKA GADAASHIISA AMA XAGASHA WAXAANA IGA SOO BAXA XIDIDO MARKA EY AAADKA II XANUUNAYAAN MAXAA SABAB U AH XANUUN KAAN? MAXAASE LAGU DAWEYNKARAA? & WIXII TALO AH




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugaha qeybta jilibka?
« Reply #1 on: November 19, 2016, 06:20:51 PM »
Meesha ku xanuunayso haddii ay tahay xagasha jilibka oo mararka qaar aadan soo laabi karin  ama ku bararto waxaa dhici karta in xididada xagasha mara uu dhiig ku xinjiroobo waana cillad aad u badan, akhriso qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1460.0
Waa muhiim in aad dhakhtar la xiriirtaa si loo hubiyo cilladaan haddii ay jirto ama cillad kalaba.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16767
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13345
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15700
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61719
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14557
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc