Author Topic: Su'aal: Xanuun naaska bidix dhankiisa xigta?  (Read 7047 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuun naaska bidix dhankiisa xigta?
« on: November 10, 2016, 02:49:06 AM »
Asc walaalaheeyga sharafta lahoow waxan isku arkaa 2 asbuuc ku dhowaad xanuun suda nabar oo kale ii damqa oo xabadka kala barka naaska bidix dhankiisa xiga ibtana udhow aan ka dareemo markaan daaco badan daacdana waan ka nastaa oo xitaa isma qal qaloocin karo mana jimicaan karo mar mar oo waa sidii nabar idamqanaa oo kale waxaa ii sii dheeraaday 2 maalin isku arkooyaa dhanka bidix naaska hoostiisa oo aad moodo in wax maaso oo kale ah ama ku cunaya juq juq ku siinaya aan ka dareemo cidiyaha ilaa 2 bil ku dhowaad suulka iyo labada far oo ku xigta cidida kalabarka waxaad moodaa ineey cadaan dhexda ka yihiin mana isku arki jirin oo cudiyahayga isku midab ayeey lahaayeen  dhaqtar aad u xun ayaan u tagay wuxuu igu yiri isagoo aan xitaa meel iga taaban waxaad ka sheeganee anaga dhan waan aragnaa intuu xabadka jimicsaday xataa aniga waan arkaa igu yiri cidiyahana waa iska normal aniga xitaa waan leeyahay daacadeeyda aad ayeey ubadan tahay waana nafisaa markaan daacdo bil iyo bar kahor ayaa exray raajito la iga qaaday wax dhibana ma laga sheegin 10 beri kahorna kaamirada caloosha ayaa la igaliyay waa normal ayaa la dhahay inkastoo uu yiri caloosha salkeeda magaarin kamirada cabaadkada aawgiis hadana inta muhiimka ah waan arkay waana ok hadana dhibkaan ayaa igu soo kordhay  wadnaha ameey cilada tahay xitaa waan is dhahay inkastoo dhoowr jeer waraaqda codka wadnaha lagu duubo aan maray dhoowr jeerna waa la iga dhageeystay lkn maalmahaan ma ahayn majirtaa daawo aan ku dhimi karo aariyada iyo daacada badan dhaqtarka emprizol kaliya ayuu isticmaal i dhahaa marwalba




Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Xanuun naaska bidix dhankiisa xigta?
« Reply #1 on: November 10, 2016, 06:02:08 PM »
Waxan kale oo isku arkaa maalmahaan jaran jar markaan fuulo dabaqa labaad waan huufaa ama daalaa lkn wixii socod ah inta aan rabo ayaan socon karaa aniga oo aan daal dareemin  mahadsanidiin asthma iyo gastric waan qabaa

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun naaska bidix dhankiisa xigta?
« Reply #2 on: November 29, 2016, 02:11:00 PM »
Abdi waxaan kugula talin lahaa in saxaradaada laga baaro bakteeriyada gaaska keento iyo haddii bakteeriyo kalaba ay jirto, astaamaha aad ka sheeganayso waxay u muuqataa inaysan feeraha iyo wadnaha shaqo ku lahayn.
Fadlan daawo video-gaan:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35016
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 34311
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 25180
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 43686
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31020
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc