Author Topic: Su'aal: Qoorta iyo labada garbood ayaa i jucdo?  (Read 3650 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qoorta iyo labada garbood ayaa i jucdo?
« on: November 15, 2016, 09:12:32 AM »
asc ditore su all
kudhawaad sadax sano camal ayaa waxaan qoorta iyo labada garbo ilaa ee duudka danbe in ay jucdaan marka aan neefta aan qadanaayo maladhihi karaa karinal nerfayaasha ayaa qalad ka jiro oo wayo waqti walba ama 20 daqiiqo wey shanqaraan jucashada anig aad ayaan unacay anigana
waa maxay cudurkaas ?
manaqon karaa in aan qabo lafo bur bur ?
romaatiisam manoqon kartaa arinkaas?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qoorta iyo labada garbood ayaa i jucdo?
« Reply #1 on: December 04, 2016, 09:45:04 PM »
Taasi waa arrin dabiici ah, waxaana loo yaqaanaa "Cavitation" markii aad si qoto dheer u neefsatid in dhabarka uu jucdo, mana ahan in aad roomaatisam ama lafa-burbur aad qabtid.
Haddii aad isku aragtid xanuun, kabaabyo ama togtognaan laf-dhabarta ah markaas dhakhtar la xiriir.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: