Author Topic: Su'aal: Nabro ayaa wajiga iiga soo baxay?  (Read 2582 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Caddaawe

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nabro ayaa wajiga iiga soo baxay?
« on: November 17, 2016, 01:26:31 AM »
Asc dictoore wxn ahay wil dhalin yaro eh dhibka iheysto wxa waaye Nabro ayaa wajiga iigasoo baxayo mana aha fin doob o wxa ka imaanaa dhiig xoogaay mudo kadiib wuu baaba.aa xogay kadib isla nabarki ayaa meeshiisi kasoo cusboonaanayo wxana islahaa wa xasaasiya mhdsnd DR salaaan hakaa gaarto




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Nabro ayaa wajiga iiga soo baxay?
« Reply #1 on: December 07, 2016, 10:47:07 AM »
Nabraha ka soo baxa jirka waxaa lagu kala gartaa aragti ee fadlan la xiriir dhakhtar maqaar si loo eego.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: