Author Topic: Su'aal: Kacsiga badan maxuu sababi karaa?  (Read 5359 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Online Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 59
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kacsiga badan maxuu sababi karaa?
« on: December 08, 2016, 05:38:30 PM »
Kacsiga badan maxuu sababi karaa ditoore



Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 3937
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kacsiga badan maxuu sababi karaa?
« Reply #1 on: January 16, 2017, 01:57:01 PM »
Kacsiga badan qofba si ayuu u yaqaanaa, laakiin markuu xanuun noqdo ama qofka kontaroolka ka lumo dhibaato badan ayuu keenaa, ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadalnay arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3933.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on: