Author Topic: Su'aal: Musqusha ka dib shahwo caadi ah?  (Read 5084 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline King of the jungle

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Musqusha ka dib shahwo caadi ah?
« on: December 20, 2016, 12:55:29 AM »
Asc waxaa ku faraxsanahay dhaqaatiirta isku hoshay arintan waana ku mahadsan yihiin salaan ka bacdi

Waxaa aan ahay nin xaasle ah caruur badani u joogaan dhalinyaro baan ahay

Waxaan ka cabanaayaa markaan musqusha xaajo u galo waxaan isku arkaa shahwo caadiya mar marna waa qafiif saxaradeyda hadey jilicsan tahay iyo haddii kaleba badanaa way dhacdaa xaaskeyga waa kala maqanahay arintaana badanaa waxaan isku arkaa xaaskeyga markii aan kala maqanahay inta aan isla joogno iskuma arko

Marka arintaas inaad waxii aad igu dhaantaan inaad iiga sheegtaan mahadanadiin..asc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Musqusha ka dib shahwo caadi ah?
« Reply #1 on: February 28, 2017, 12:56:56 PM »
Shahwada timaado markaad musqusha gashid ka dib waa arrin jirta oo la yaqaano, horay ayaan ugu faahfaahinay qoraal gooni ah ee link-gaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2631.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Wax shahwo camal ayaa iga soo daadato markaan saxaroonayo?

Started by Kaatib20Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7167
Last post March 10, 2012, 11:40:10 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkaa shahwo marka kadhinayo?

Started by ZakayowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2471
Last post February 02, 2020, 09:42:47 AM
by Zakayow
SU'AAL: BARASTA? SHAHWO DEDEG AH? KAADI AAN DHAMAANEYN?

Started by ShuuriyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6940
Last post May 14, 2011, 10:58:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan saxaroonayo, shahwo ayaa iga timaado?

Started by Xamze MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5804
Last post June 17, 2017, 01:58:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xilliga galmada wax shahwo ah igama timaado?

Started by AragsanhagiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8017
Last post March 04, 2018, 08:41:20 PM
by SomaliDoc