Author Topic: Su'aal: Dareemada xun xun sidee looga takhalusaa?  (Read 2956 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zuldan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dareemada xun xun sidee looga takhalusaa?
« on: March 30, 2017, 09:33:35 AM »
Asc bahda Somali doc salaan ka dib magacygu waa suldan oo jooga soomaaliya ‚walaalyaal waxaan rabaa in aan dhakhtarka waydiiyo laba suaalood:
1:waxaan dhib Ku qabaa go'aan badalida mark aan go'aan aan qaaty is iraahdo badal oo wax kale samee waxaan dareemyaa culys iyo isku buuq isoo wajaha markaan goaankaan qaaty badalo.
2:Dareeno xunxun oo wax aan anigu dooneyn niyadyda kusoo celcelinya‚jiif iyo joogba ii diidey.
waxaan codsanyaa in la ii shaarraxo intii aqoontiina iyo inaad iga caawisaan sidaan uga takhalusi lahaa.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dareemada xun xun sidee looga takhalusaa?
« Reply #1 on: July 09, 2017, 08:56:10 PM »
Go'aan badalidda oo dhib kugu ah iyo fikrado maskaxdaada ka bixi la' oo kugu soo laalaabto waxay tilmaan u tahay cilladda loo yaqaano OCD oo link-gaan iyadoo faahfaahsan aad ka akhrisan kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3700.0

Waxaa kaloo muhiim ah inaad akhrisatid qoraalkaan kale oo ka hadlayo farqiga u dhaxeeyo cilladda kore ee OCD iyo cilladda GAD oo badana isku astaamo dhaw: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5901.0

Haddii aad u baahan tahay la talin kuu khaas ah ama faahfaahin intaa ka dheer, fadlan ku soo biir liiska barnaamijka dhakhtarka adigoo nagala soo xiriira boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36192
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo dhimi karaa acid ka gaaska amaba loo ciribtiri karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22672
Last post September 09, 2015, 01:14:18 PM
by SomaliDoc
Dood Wanaag: Waa Sidee Waxqabadka Hay'adaha Samafalka ee ka Hawlgala Dalka?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 4
Views: 27754
Last post March 10, 2011, 06:10:21 PM
by Waxbaro!
Su'aal:- Sidee Ayaa Ugu Fuduud Oo Laysaga Nadiifin Karaa Ilkaha Magarka leh?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23869
Last post December 05, 2011, 11:25:44 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo baabi'iyaa meelaha cad cad kadib markuu ruuxa caatoobo?

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51092
Last post May 19, 2012, 12:50:12 PM
by SomaliDoc